Shixnadii saarneyd Doon ku caarisey xeebta Boosaaso oo laga dejiyey (Daawo Sawiriada)

Waxaa maalmo kadib lagu guuleestay in la dejiyo shixnadii saardeyd doon dhawaan ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, doontan oo alaabo kala duwan oo ganacsi siday ayaa ka timid dalka Imaaraatka Carabta. Doontan ayaa 11-maalin kahor ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, waxaana lagu guuleestay dhisida dekad macmal ah taa oo horseeday in Doontan laga soo dejiyo … Continue reading Shixnadii saarneyd Doon ku caarisey xeebta Boosaaso oo laga dejiyey (Daawo Sawiriada)